Netanyahu oo baaq ku saabsan Qasa u diray taliyeyaasha ammaanka

Waxaa hadda na soo gaaray bayaan ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in Netanyahu uu kulamo la qaatay wasiirkiisa difaaca iyo taliyayaasha ammaanka, kuwaas oo uu ku amray inay si adag uga hortagaan bartilmaameedyada argagixisada ee Marinka Qasa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker