Ra’iisul wasaaraha Falastiin ” Waxaa loogu baahan yahay dib u dhiska Qaza 5 sano iyo balaayiin doolar”

Ra’iisul wasaaraha Falastiiniyiinta Maxamed Mustafa oo ku sugan Ramallah ee Daanta Galbeed ee ay Israa’iil haysato ayaa ka hadlalay talaabooyinka loo baahan yahay in loo qaado dib u dhiska Qaza.

Barnaamijka shanta sano ayaa ku kacaya qiyaastii $67bn oo doolar una dhiganta (£49bn), sida uu sheegay, waxaana ay daboolaysaa ayuu yiri dhinacyada guryaynta, adeegyada bulshada, kaabayaasha, dhaqaalaha iyo maamul wanaaga’’

Mustafa ayaa intaasi ku daray ‘’dowladda Falastiin ay xaqiijinayso mar kale in maamul hufan oo laga hirgaliyo Qaza ay tiir aasaas ah u tahay dib u soo kabsashada iyo gaaritaanka xasilooni’

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker