Xamaas oo wareejisay 7 kamid ah maxaabiis

Waxaan weli sugaynaa xaqiijin rasmi ah oo ka timaadda ciidamada Israa’iil iyo ICRC, laakiin warbaahinta Israa’iil ayaa si weyn ugu warramaysa in kuwani ay yihiin toddobada qof ee Israa’iiliyiinta ah ee la haystay oo ay Xamaas wareejisay, haddana ay wareejinayso hay’addA Red Cross ee Gaza.

Eitan Mor Gali Berman Ziv Berman Matan Angrest Omri Miran Alon Ehal Guy Gilboa Dallal

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker