Dil Lagu Xukumay Askari Dil Hore Uga Gaystay Hargeysa

Maxkamadda Ciidamada Qaranka ee Darajada 1aad ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday dambiile Ex-C. Qaran Aabi Muuse Cilmi, kaas oo dhawaan dil ula kac ah ugu geystay Magaalada Hargeysa Marxuum Cabdi Haybe Khayre.

Dambiilaha ayaa hore gacanta ugu soo dhigeen Ciidamada Booliska JSL, kadib hawlgal degdeg oo ay sameeyeen.

Sidoo kale, Maxkamaddu waxay xukun Afar sano oo xabsi ciidan ah ku riday saddex xubnood oo lagu helay gacan-siinta dambiilaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker