Suldaan Daauud Oo Xaal Ka Bixiyey Hadalkii Boqor Buurmdaw.
“Waxan xaal ka bixinayaa hadal aan fiicnayn oo ninka wayn ee Boqor buur afkiisa ka soo baxay oo uu gudida nabadaynta ceerigaabo ka wada iyo hablaha somaliyeed gaar ahaan hablaha Somaliland oo uu caydooda caadaytay
Gudida nabadaynta iyo shacabka reer ceerigaabo duco iyo hambalyo ayaan hawada u soo marinayaa Ilaahayna waxan uga baryeyaa beerkooda curcad isu mariyo ceerigaabo oo ahayd magaaladii Gobonimada ee bulshada wada degnina ahayd dadkii ilbaxnimada iyo Garaashada Rabi ku siiyey
Waxan xasusanayaa ina aw maxamuudow hablaha aad caayeysaa;
MAR WAA KUWAA KULAA DHASHAY
MAR WAA KUWAA KU DHAXAY
MARNAA WAANA KUWA AAD DHASHAY
DHAQAN AHAA IYO DIIN AHAANAA HAWEENKA DHANKOODA LAGA KAFTAMO EE ARIMAHAAS HAW NOQO” Suldaan Daauud Suldaan Maxamed suldaan Cabdiqaadir




