“Sidii Waddani iyo Kulmiye Albaabka idinka xidhan maayo Xisbiga Kaah” Guddoomiye Maxamuud Xaashi

“Qurbejoogga waxaan leeyahay, Xisbiga KAAH albaabada idinka xidhan maayo, sidii Xisbiyada Waddani iyo kulmiye hore idiinka xidheen, laakiin waxaan idiin balanqaadaynaa in albaabadayada, quluubtayada, iyo dhegahayaguba, ay abidkood idiin furnaan doonaan.
Mar kale waxaan leeyahay, Xisbiga KAAH noqon maayo saaxiibka jiilaalka ee qurbejoogga iyo qol qol-joogta. Laakiin KAAH, wuxuu noqon doonaa saaxiibkiinna joogtada ah ee gu’ga iyo jiilaalka, labadaba.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker