Ciidanka Qaranka JSL ayaa ilaa saaka ku raad joogay gacan ku dhiiglihii dilka ku gaystay

Colalka Deeganka Hargaysa ee Ciidanka Qaranka JSL oo fulinaya amarka Abbanduulaha 1aad ee Ciidanka Qaranka JSL S/Guuto Abdirisaq Sicid Bulale ayaa ilaa saaka ku raad joogay gacan ku dhiiglihii dilka ku gaystay saaka Dagmada Axmed Dhagax.
Gacanku dhiigle CQ L/A/le Aabi Muuse Cilmi ayaa galabta 4:40 ay Ciidanka Qaranku ku soo qabteen toon shishadiisa tuulada sharmaarke.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker