“Golaha Wasiirradu in aanay tayo lahayn maallintii koowaad baan sheegay ” Gulled Dafac
“Golaha Wasiirradu in aanay tayo lahayn maallintii koowaad baan sheegay. Wax kasta oo soo kordhaa inay xafiiska madaxwaynaha soo gaadhaan taas baa keentay. Ismaan dhaafka bulsho ee u yari inuu waynaadona isla iyada ayaa keentay. Madaxwaynuhu inuu xukuumad tayo leh dhisto oo aanay abaal celin noqon magacaabistu isaga iyo dalka ba waa u dan….” Guuleed Dafac




