Ergadii shirka nabadda ee ka yimi bariga Sanaag ayaa soo gaadhay magaalada Ceerigaabo.
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl ayaa ergadan kusoo dhaweeeyey inta u dhaxaysa deegaanka Jiidali iyo Yubbe ee gobolka Sanaag.




