Saddex Xisbi oo maanta isula yimid sadex mowqif oo kala duwan, midba meel ayuu istaagay.

Waddani ayaa Kulmiye kaga baxday is afgaradka ay gaadheen isaga oo saddex nooc ee diiwaan gelinta soo jeediyey in ta koowaad la qaato, oo ah mid diiwaan gelinta laga qabto goob gaadhaya ilaa 200 oo goobood, halka uu nooca labaad ee uu Kulmiye marka hore la qaatay uu dib uga gurtay sababo aan la sheegin, Kulmiye ku adkaystay nooca labaad oo ah mid ilaa 900 Goobood oo dalka oo dhan ah, halka Xisbiga Kaah uu taagan diiwaan gelin cusub.

Waxay dhinacyadu ku balameen in wada hadallada sii socdaan oo toddobaadka dambe la isugu yimaado.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker