Tahriibayaal Ku Geeriyooday Xeebaha Liibiya
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Libya, ka dib markii uu dab qabsaday markab siday 75 qof oo ahaa qaxoonti u dhashay Sudan.
Hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay in ay dadka dhintay ahaayeen qaxoonti tahriibayey.




