Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL ayaa ruqsadihii marta JSL ayaa ruqsadihii sahanka hordhaca ah
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL ayaa ruqsadihii sahanka hordhaca ah kala laabatay shirkadihii ugu badnaa ee Macdanta ka shaqeeya.
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL, mudane Axmed Jaamac Barre ayaa sheegay in shirkadahana ay yihiin kuwo aan cusboonaysiisan ruqsadaha ay ku hawlgalaan ee sahanka hordhaca ah. Waxaana shirkadahan ruqsadaha lagala noqday ay dhan yihiin 19 shirkadood.





