Madaxweynah Somaliland oo Safar igu Baxaya Ceerigaabo
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa u safrayaa magaalada Ceerigabo ee xarunta gobolka Sanaag oo uu gogol nabbadeed dhigay.
Sida uu xaqiijiyay Wasiir ku xigeenka Diinta iyo awqaaftu , Waftiyo hordhac u ah Madaxweynaha ayaa gobolkaasi u sii ambabaxay maanta sidoo kalena u sii ambabixi doona maalmaha soo socda.




