Mid Ka mids Madaxdhaqmeedka Gobolka Sanaag oo Duqaayn lagu Dilay
Duqayn Diyaradeed ayaa lala beegsaday gaadhi marayay Degaanka Jincayo oo ka tirsan deegaanka Ceelbuh ee Gobalka Sanaag.
Allah ha u naxariiste Caaqil Cumar Cabdullahi oo ka mida madax dhaqameedka gobolka sanaag iyo laba ruux oo kalle ayaa ku geeryooday duqayntaas ilaa imika lama garanayo cida fulisay duqayntan




