“Madaxwaynah JSL waxa waxa uu Nasiib u helay inuu noqdo madaxwaynihii koowaad ee mashruucan Hirgaliya”Wasiir Yuusuf Kayse

Wasiirk ku xigeenka wasaaradda duulista hawada iyo horumarinta madaaradda Somaliland Yuusuf Kayse ayaa Madaxwaynaha Somaliland kutilmaamay inuu yahay Madaxwaynihii ugu horeeyey ee ku dhiirada daahfurka Mashruuca Calafka Xoolaha ee Banka Qool-caday.

“Waa guul taatiikhi ah oo in badan ay dadka deegaanku Sugayeen, Madaxwaynah JSL waxa waxa uu Nasiib u helay maanta inuu noqdo madaxwaynihii koowaad ee mashruucan Hirgaliya, Naga Faanbay noo tahay Madaxwaynah na Taariikh ayey u tahay”ayuu yidhi wasiir ku xugeen Yuusuf Kayse.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda duulista hawada iyo horumarinta madaaradda Somaliland ayaa sheegay in mashruucani yahay horurmar u soo hoyday dadka deegaanka Salaxlay, waxanu dadka deeganka u sheegay in mashruucani yahay korumarkooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker