Golaha Guurtida oo Doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtidda JSL maanta u doortay inuu buuxiyo jagada gudoomiye ku xigeenka koowaad mudane Axmed Maxamed Cabdi Shide.

Fadhiga lagu dooranayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ayaa waxa ka soo xaadiray 75 Xildhibaan, waxaana gudoominayay gudoomiyaha golaha guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan.

Habka codaynta tirada Xildhibaanada ayaa Waxaa u codeeyey 70 ogolaaday, waxa diiday 3 Xildhibaan, waxa ka aamusay 1 Xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codayn.

Sidaasi waxa jagada gudoomiye ku xigeenka koowaad ku buuxiyay Axmed Maxamed Cabdi Shire

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker