Bali Ku Yala Wajaale oo Liqay Will Yar
Magaalada Wajaale wiil yar ayaa ku dhacay Ballay ku yaala duleedka magaalada, halkaas oo uu ku jiro muddo ku dhow sadex saacadood, ilaa iyo hadda lagama soo saarin.
Muuqaalo laga soo duubay goobta Ballayga ayaa muujinayay dadwayne aad u tiro badan oo dul xoomsan Ballayga dushiisa.
Wiilkan ayaa la sheegay inuu u dabaal tagey Ballayga balse uu liqay.




