Wasaaradda Arrimaha  Gudaha Qatar oo sheegtay in xaalku yahay mid ammaan ah

Dhowrkii daqiiqo ee u dambeeyay, wasaaradda arrimaha gudaha Qatar ayaa xaqiijisay in qaraxyada laga maqlay magaalada Dooxa lala beegsaday “mid ka mid ah xarumaha ay degan yihiin Xamaas”.

Wasaaraddu waxa ay intaa ku dartay in xaaladdu ay hadda tahay mid nabdoon iyadoo kooxo gaar ah oo takhasusu u leh ay fulinayaan hawliha loo baahanyahay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker