Netanyahu oo ku sugnaa Xarunta Hay’adda Ammaanka ee Israa’iil xilliga la weeraray Dooxa

Hay’adda ammaanka ee Israa’iil Shin Bet ayaa sheegtay in Ra’iisal-wasaare Benjamin Netanyahu uu ku sugnaa qeybta xarunta markii wafdigii Xamaas lagu weeraray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Weerarka ka dhanka ah “hoggaanka sare” ee Xamaas waxaa iska kaashaday hay’adda iyo militariga Israa’iil, afhayeen u hadlay Shin Bet ayaa sidaasi sheegay.

Wasiirka difaaca Israel Katz, ku xigeenka madaxa hay’adda amniga iyo madaxa sirdoonka militariga ayaa sidoo kale ku sugnaa xarunta, ayaa intaasi lagu daray.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker