Muuqaallo hor dhac ah oo muujinaya burbur kadib weeraradii Israel ee Dooxa Qatar

Waxaan hadda idiin soo gudbineynaa sawiro cusub oo muujinaya burbur soo gaaray dhismo kadib weeraradii Doha.

Ilaa hadda ma cadda in kani yahay dhismihii bartilmaameedka ahaa iyo in kal.

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in “tallaabadii maanta ee ka dhanka ah madaxda ugu sarraysa Xamaas uu ahaa hawlgal Israa’iil oo madax bannaan.”

“Israa’iil ayaa billowday, Israa’iil ayaa fulisay, Israa’iilna si buuxda ayay mas’uuliyadda u qaaday,” ayaa lagu yiri bayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker