Golaha Wakiillada Somaliland oo Meel Mariyay Masuuliyiinta Hay’adaha Qaranka

Hargeysa (OWN) Fadhigii saaka ee Golaha Wakiillada Somaliland, oo uu shir-guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha, Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa lagu ansixiyay masuuliyiinta hay’adaha iyo komishanada qaranka.

Mudaneyaasha ayaa mid-mid ugu codeeyay xubnaha la soo hor-joojiyay, waxaana la meel mariyay hay’adaha qaranka ee kala ah:

1. Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka
2. Guddida Qandaraasyada Qaranka
3. Komishanka Maamul Wanaaga Qaranka
4. Xubin ka tirsan Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
5. Hay’adda Caymiska Qaranka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker