Soo galooti laga soo tarxiilay Maraykanka oo gaaray Rwand

Todobo soo galooti ayaa noqday kooxdii ugu horaysay ee laga soo tarxiilo Maraykanka ee la geeyo Rwanda, iyaga oo halkaasi lagu geeyay heshiiska cusub ee labada dhinac dhex maray.

Rwanda ayaa sheegtay in afar kamid ah todobadaasi qof ay sii joogayaan dalkaasi, halka saddexda kale ay ku laabanayaan dalalkooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker