Canshuurihii ciqaabta Hindiya ee Donald Trump oo dhaqan galay

Konton boqolkiiba canshuuraha Maraykanku uu ku soo rogay badeecadaha Hindiya ayaa dhaqan galay. Donald Trump ayaa sheegay inuu ku ciqaabayo dalka caalamka ugu dad badan iibkeeda shidaalka Ruushka.

Waxaa la filayaa inay noqon karto dhaawac weyn oo soo gaaray dhaqaalaha Hindiya, gaar ahaan qaybteeda wax dhoofinta. Sida dharka.

Delhi ayaa sheegtay canshuuraha ay yihiin kuwo aan loo qiil dayin, iyada oo ku dooday shidaal soo dhoofinta Ruushka inay riixayso baahida ammaan ee tamarta. Xilli ay soo baxayaan warbixinada kordhaya ee la xiriira kala duwanaanta kala dhaxaysa Trump.

Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa asbuucan sheegay dalku uu wajahayo cadaadid dhaqaale iyo xoojinta adkaysigeeda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker