Nin noolaa xilligii Fircoon oo codkiisa dib loo sameeyay

Seynisyahanno ayaa fuliyay wixii uu ku haminayay nin xilligii Fircoon ku noolaa Masar – Waxay dib u soo saareen codkiisa iyagoo adeegsanaya qalab macmal ah oo lagu sameeyo xididada codka ee ka soo baxo ee dhuunta.

Codkii Nesyamun ayaa dib loo dhageystay isagoo xarfo keli ah, taas oo ahayd sida wax kala googo’an.

Ninkaas wuxuu noolaa xilligii qalalaasaha siyaasadeed ee Fircoon-kii loo garanayay Ramses XI, muddadii u dhexeysay 1099 iyo 1069 BC oo hadda la qiyaasayo in laga joogo 3,000 oo sano.

Nesyamun wuxuu ahaa wadaadkii Thebes, waxaana loo maleynayaa inuu doonayay in cod adag oo dheer uu yeesho si uu howshiisa u guto sida inuu heeso

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker