Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo lagu soo dhoweeyey gobolka Awdal.

Shacab aad u tiro badan ayaa Ugaaska kaga hor tegay deegaanka Gorayo-Cawl ee duleedka magaalada Boorama kuwaas oo si weyn u soo dhoweeyey.
Sidoo kale soo dhowaynta Ugaaska waxa qayb ka ah masuuliyiinta dawladda uu hor kacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdalle Sandheere, Wasiirka Warfaafinta Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, Maayirka Caasimadda Hargeysa iyo sidoo kale madax dhaqmeed uu ka mid yahay Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker