Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ayaa u hambalyeeyey Xildhibaan Ted Cruz

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahi Axmed, ayaa ku hambalyeeyey Xildhibaan Ted Cruz oo ka tirsan Aqalka Senate-ka Maraykanka dadaallada uu wado ee la xidhiidha aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland.

May be an image of ticket stub and textMay be an illustration of text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker