Sen. Ted Cruz oo ku baaqay in Somaliland la aqoonsado

Senator Ted Cruz (R-TX) ayaa ku booriyay Madaxweyne Donald Trump in Mareykanku si rasmi ah u aqoonsado Somaliland, isagoo sheegay in ay tahay deegaan xasilloon oo muhiim u ah amniga Mareykanka.

Wuxuu ku eedeeyay Shiinaha iyo Soomaaliya inay wiiqayaan xiriirka Somaliland la leedahay Mareykanka iyo Taiwan, balse wuxuu ku ammaanay Somaliland sida ay uga go’an tahay iskaashi dhanka amniga iyo dhaqaalaha.

Ted Cruz wuxuu sheegay in aqoonsigu uu u sahlayo Mareykanka fursado ciidan iyo dhaqaale, isla markaana uu yahay tallaabo ka hortagaysa saameynta quwado shisheeye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker