Ciidanka Booliska Somaliland oo Xidhay Qadan Qaran

Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal degdeg ah kusoo qabtay eedaysan Qadan Cabdilaahi, kadib markii ay baraha bulshada ku baahisay muuqaallo lidi ku ah qaranimada Somaliland, iyadoo gurigeeda ku buufisay calamaan aan waafaqsanayn astaanta iyo sharafta Jamhuuriyadda Somaliland.

Ciidanka ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysanta , waxaana degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaa dhammaan dadka ku hawlan falalka Xadgudubka ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker