Daawo: Wasiirka Horu marinta Beeraha Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Xukuumada Uga Yimid Xisbiga Wadani.
Daawo: Wasiirka Horu marinta Beeraha Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Xukuumada Uga Yimid Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.Wasiirka Horu marinta Beeraha Somaliland md Ahmed Muumin Seed ayaa U baaqay Xisbga Mucaaridka ah in wakhti Xaadirkan aan Loo Baahnayn in Wax la dhaliilo ee waa in La midoobo




