“ Ma jirto warqad soo gaadhay xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, “

Xukuumadda Somaliland gaar ahaana wasaradda arrimaha gudaha ayaa ka soo horjeesatay mudaharaad shacab oo la qorshaynayay in uu dhaco maalinta berri ah kaas oo lagaga soo horjeedo qiimaha shirkaddaha Isgaadhsiintu kordhiyeen ee Internetka.

“ Ma jirto warqad soo gaadhay xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, mana jirto cid fasax u haysata in ay qabato mudaharaad, xukumaduna ma ogolaan doonto mudaharaad la doonaayo in amniga khal-khal lagu geliyo.
Tallaabo sharci ah ayaa laga qaadi doonaa cidii falkaas ku lug yeelata!”.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker