Shil Gaadhi Oo Maanta Ka Dhacay Duleedka magaalada arabsiyo
Shil gaadhi ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada arabsiyo shilkan ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo ah booyado.
Waxa jira dhaawac shilkaasi ka dhashay balse ila hada lama xaqiijin khasaaraha dhaawac .
Waa shilkii labaad ee 24 saac ee u danbeyay ka dhacay jidka u dhaxeeya magaaloyinka hargaysa iyo arabsiyo.





