QM oo la kulantay madaxa Hay’adda ay ka hordhaceen dilalka dadka raadinaya gargaarka ee gudaha Qaza

Saraakiisha QM ayaa wadahadal la yeeshay hay’adda bini’aadantinimada Qaza ee magaceeda loo soo gaabiyo GHF, taasi oo cambaareyn kala kulantay dadaalkeeda qaybinta cuntada ee gudaha Qaza.

Kulan gaar ah ayaa ka qabsoomay New York oo u dhaxeeyay hay’adaha QM iyo madaxa G-H-F.

Talaabada kulanka ayaa calaamad u ah isbedel weyn oo booska QM ay horay u taagnayd. Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa la dilay iyaga oo isku dayaya inay cunto raadsadaan tan iyo intii hay’addu ay shaqo bilowday bishii May.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker