Israa’iil oo cambaareyn gudaha iyo dibadda kala kulantay qorshaha la wareegitaanka Qaza

Waxaa sii kordhaya cambaareynta guddaha Israa’iil iyo dibadda ee la xiriirta go’aanka dowladda ee meel marinta qorshaha in milatari ahaan ay kula wareegaan magaalada Qaza.

Jarmalka ayaa meesha ka saaray hubka milatari ee loo dhoofinayo Israa’iil ee loo adeegsan karo dagaalka Qaza.

Mucaaradka Israa’iil Benjamin Netanyahu qorshihiisa ay galaafan karto nolosha lahaystayaasha iyo askarta.

Guddoomiyaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa Israa’iil ugu baaqday inay dib u tixgaliso qorshaheeda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker