Ruushka oo ka hadlay kulanka la filayo ee u dhaxeeya Donald Trump iyo Putin

Afhayeen u hadlay Kremlin ayaa sheegay kulan u dhaxeeya Putin iyo madaxweyne Trump uu dhacayo maalmaha soo aadan. Yuri Ushakov ayaa sheegay kulanka uu ahaa soo jeedinta Ameerikaanka laakiinse ma uusan sheegun halka ay ka dhacayso.

Goor sii horaysay Donald Trump ayaa u sheegay wariyayaasha in wadahadaladii Arbacada ee u dhaxeeyay ergaygiisa, Steve Witkoff iyo Putin uu ahaa mid miro dhal sare lahaa.

Laakiin waxaa uu iska diiday inuu sheego wax horumar ah oo laga sameeyay xaalada Ukraine. Volodymyr Zelensky ayaa sheegay Ukraine marar badan ay sheegtay kulanka u dhaxeeya hogaamiyayaasha ay ahayd in lagu helo xal.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker