Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Berbera

Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedaysan in uu saaka gabadh ku dilay Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu xaqiijinayaa in eedeysanihii gacanta ku hayo , Kiiskaasina badhaayo , baadhistu markay dhamaatana natiijada u gudbin doono Ha’yaddaha garsoorka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker