“Mayor ku Xigeenka Hargeysa Waxa aan Leeyahay Hal Xaaraan ahi, ma dhasho nirig Xalaal ah”’Garyaqaan Nasriin Cabdi

waxanu ogeyn inu maayirka magalada Hargeysa ka qeybgaley Shirki lagu kala qeyb Samey ee dhinacu isku cumaamadey waxa kaloo aan arakaya cawa inu hadalo ka yidhi ku xigeenki dawlada hoose hargeysa

shirarki hore Ururka qareenada SOLLA qabsan jirey wax lug ah ama sameyn ah kumey lahayn Dawlada hoose Hargeysa Maxa hada kuso kordhey (SOLLA)ma halka reernimada ayey kaso galen mise arin kale oo naga dahsoon ayaa meesha yaala.

Moyer ku xigeenka hargeysa hadalka sawirka ka muuqda ee uu ka yidhi madasha waxan u arka mid uu inaaderki ugu gogol xaadhayo kursiga uu sharci darada iskugu cumaamadey balse Moyer ku xigeenka waxan u sheegaya somalidu horey u tiri Hal xaarani nirig xalaala ma dhasho. mayor ku xigeenki caasimada hargeysa ayad tahay oo anaga Sharaf bad naga mudan tahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker