Netanyahu oo sheegay in uu dib u cusbooneysiin doono qorshihiisa milatari ee Gaza

Raysalwasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in ciidammadiisa uu siin doono qorshaha millateri ee ku aaddan Qasa inta lagu guda jiro todobaadkan.

Waxa jira warbixinno sheegaya in uu damacsan yahay duullaan ballaadhan oo u uku qaado Xamaas iyo dhammaan deegaannada la haysto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker