Ciidanka Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dil ka dhacay Hargeysa

“Waxaan hayaa 50 Qof oo ka kala yimid Badhan, Buuhoodle Taleex iyo Laascaanood” Xildhibaan Qaasim.

Warbixin :- Xalay Habeenimadii waxa lagu dilay degmada Macallin Haaruun ee Magaalada Hargeysa Marxuum Maxamed Saleebaan Quule , waxaana Ciidamada Boolisku degdeg uga hawlgaleen kiiskaasi markii lagu soo wargeliyay , waxaanay ku jiraan Baadhid-dheerada , wixii kasoo baxana waxaanu la soo wadaagi doonaa bulshada.

Waxaanan ku boorinaynaa Bulshada Somaliland in ay xogaha rasmiga ah ka sugan Ciidamada Booliska JSL.

Sidoo kale , Muwaadiniinta JSL waxaanu ka codsanaynaa in cidii xog dheeraada haysaa nala wadaagto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker