Ergeyga Trump ee Bariga Dhexe oo la kulmayo mas’uuliyiinta Israa’iil

Ergeyga madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ee Bariga Dhexe, Steve Witkoff, ayaa lagu wadaa inuu la kulmo mas’uuliyiinta Israa’iil maalinta Khamiista, iyadoo ay sii xoogeysaneyso carada caalamiga ah ee ka dhalatay xaaladda bini’aadantinimo ee ka taagan magaalada Gaza.

Saraakiisha Xamaas ayaa sheegay in tobabaan qof la dilay Arbacadii xilli ay cunto ku sugayeen marin laga gudbo oo ku taalla waqooyiga Qaza.

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in aysan waxba kala socon khasaaraha ka dhashay.

Mr Witkoff ayaa lagu soo waramayaa inuu booqan doono goobaha gargaarka lagu qeybiyo ee muranka dhaliyay ee ay maamulaan hayโ€™adda gargaarka ee Mareykanka ee ay Israa’iil taageerto(the Gaza Humanitarian Foundation

Qaramada Midoobay ayaa weli la tacaaleysa sidii ay gargaar u gaarsiin lahayd Gaza, in kasta oo ay jiraan tallaabooyin cusub oo ay fuliyeen millatariga Israaโ€™iil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker