Dab ka kacay diyaarad ay leedahay shirkadda American Airlines

Rakaabkii saarnaa diyaaradda American Airlines ayaa si deg-deg ah looga daadgureeyay qaybta badbaadada ee diyaaradda, kadib markii ay soo wajahday cillad weyn,xilli ay ku gudajirtay shaqooyinkeeda maalinlaha ah.

Qaybta taayarrada hoose ee diyaaradda(Landing Gear),ayaa la sheegay in si lama-filaan ahi uu dab uu uga kacay, xilli ay diyaaraddu ku sugnayd gegidda diyaaraha Denver ee gobolka Colorado ee dalkaasi Mareykanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker