Xisbiga Kulmiye iyo Dalada SONSAF oo Kulmay + SAWIRRO
Xisbiga mucaaradka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa maanta xarunta dhexe ee xisbiga ee caasimadda Hargeysa kulan kula yeeshay dalladda SONSAF ee ay ku bahoobeen ururrada aan dawliga ahayn ee Somaliland, kaas oo lagaga wadahadlay arrimaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta cod-bixiyayaasha.





