Iiraan: Cidna uma oggolin in ay soo aragto xarumaha nuclear-ka

Wasiir-ku-xigeenk arrimaha dibadda ee Iiraan, Kazem Gharibabadi ayaa sheegay in koox farsamo oo ka socota hay’adda quwadda atoomikada (IAEA) oo dhawaan booqan doona Tehraan.

Waxa uu sheegay in aan loo oggolaan doonin in ay soo arkaan xarumaha barnaamijka nuclear-ka.

Mr. Gharibabadi oo ku sugan New York ayaa sheegay in Iiraan ay oggolaatay booqasahda waftigan farsamo oo laga yaabo in ay Tehraan tagaan lbada ilaa saddex todobaad gudahood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker