Askarta Thailand iyo Cambodia oo isku rasaaseeyay xuduud lagu muransan yahay

Ciidammada Thailand iyo Cambodia ayaa lagu soo warramayaa in subaxnimadii saaka ay rasaas isku waydaarsadeen xuduudda ay wadaagaan.

Labada dhinac ayaa mmidba kan kale ku eedeeyay in uu xabadda bilaabay.

Arrintan ayaa imanaysa maalmo kaddib markii Thailand ay u yeedhatay danjiraheedii Cambodia, kaddib qarax miino oo dhaawacay askari Thailand u dhashay oo ku sugnaa soohdinta.

Isku dhaca ayaa weli socda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker