Waxaan khalad u arkaa in Suldaan dhan oo Caruurtiisi la dilay oo leh ha naloo soo qabto cidii dishay in Isagii Xadhig loogu jawaabay.

“Waxaan khalad u arkaa in Suldaan dhan oo Caruurtiisi la dilay oo leh ha naloo soo qabto cidii dishay in Isagii Xadhig loogu jawaabay.

Suldaan Qabile Maqabo in Wax ka wayn Waxii aay Salaadinteyda Garxajis ku hadli jireen uu sheegay ama uu ku hadlay Wax kabadan Waxii aanu sheegi jirnay ama ku hadli jirnay Markaanu Mucaaridka ahayn , Sabab alla Sabab aan Hadalkiisa u dhibsado ma garanayo ama loo xidho .” Xildhibaan Axmed Khaliif.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker