“Waxaan doonayaa inaan Muuse Biixi la kulmo oo aan ku idhaahdo…” Siyaasi Faysal Cali Waraabe
“Waxaan doonayaa inaan Muuse Biixi la kulmo oo aan ku idhaahdo maanta meel lagu kala maqnaadaa ma jirto,
1988-kii Halkii ay maraynay ee maalintii Sheekh Madar la fadhiistay maanta maalinteedii ayaynu maraynaa,
Halkii odayaashii Fadhiisteena halkeedii annagaa fadhina markaa waxaan doonaynaa inaan dadka isku wadno quwadewnu waa midnimaweena”
Siyaasi Faysal Cali Waraabe




