Trump oo ku dhawaaqay heshiis baaxad weyn oo uu la gaadhay Jabbaan

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay heshiis ganacsi oo uu la galay Japan taasoo Mareykanka uu si weyn hoos ugu dhigi doono canshuurtii 25% ahayd ee horey ugu soo rogay badeecadaha Japan. Canshuurtaasi waxay hadda noqon doontaa 15% halkii ay ka ahaan lahayd 25%.Tallaabadan ayaa sare u qaaday saamiyada suuqa Japan, gaar ahaan shirkadaha baabuurta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker