Kabtan Yuusuf M. Saxardiid oo Beeniyey Wararka Sheegaya in uu Muqdisho tagay.
Kabtan Yuusuf M. Saxardiid oo Beeniyey Wararka Sheegaya in uu Muqdisho tagay.
“Anigu Nin Qarankiisa Jecel ayaan ahay Muqdisho kamaan degin, Nin sarkaal ah ayaan ahay nin ay waxaasi ka suurobaan ma ihi, Nin aanu walaalo nahay oo Kenya ku xanuusanaya ayaan u tagay,
Aniga iyo Fanaaniintuba Garoonka ayaanu Taraasnsit ku ahayn iyagaa iska duubayey,
Imikana aniga iyo Fanaaniintiiba Nayroobi ayaan wada joogna”