Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay guddida heer Qaran ee Abaaraha Somaliland.
Guddida uu Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay guddida heer Qaran ee Abaaraha Somaliland.
Guddidan ayaa waxa waxa gudoomiye u ah Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo xubno ka mid ah golaha wasiiradda dalka.
Guddidan ayaa ka jawaabi doonta baahiyaha abaareed ee ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka, kuwaasi oo ay u sii daran yihiin gobollada Xeebaha dalka.




