Ciidamada Booliska Somaliland oo Xidhay Suldaan Qabile
Ciidamada Booliska Somaliland ee Magaalada Bebera ayaa Xabsiga u taxaabay Suldaan Axmed Muuse Axmed kuna Magac Dheer Suldaan Qabile,
Suldaan Qabile ayaa ah Suldaanka Guud ee beelaha Deerayahan ee Ciise Muuse ,
Xadhiga Suldaanka ayaa lala xidhiidhinayaa Shirjaraa,id oo uu shalay ku qabtay Magaalada Berbera oo ay Xukuumadu Dhibsatay




