Israa’iil oo ka qoomameymeyso weerar ay ka geysatay gudaha Gaza

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dalkiisu “aad uga xun yahay in hoobiyo ah” lagu garaacay Kaniisadda Kaatooligga ee ah tan keliy aku taala Qaza, halkaas oo ay ku dhinteen saddex qof oo halkaas gabaad ka dhiganayay.

“Naf kasta oogo’aday iyadoo aan waxba galabsan waa musiibo, waxaan murugada la qeybsaneynaa qoysaska idadkaas,” ayuu ku yiri hadal uu soo saaray.

Dhacdadan ayaa dhacday Khamiistii markii Israa’iil ay weerar ku qaadday Kaniisadda Holy eek u taala magaalada Gaza. Dhowr qof oo kale ayaa sidoo kale la sheegay inay ku dhaawacmeen halkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker